”
#5359HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Cabdillaahi Binu Mascuud -Allaha ka raali ahaadee- waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa la waydiiyey: xaga Ilaahay dambigee ugu wayn?, wuxuu yiri: "waa adigoo Ilaahay u sameeya mid la mida isagoo ku abuuray", waxaan iri: arinka…
”
#5365HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii ayuub Alansaarii Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Nina uma banaana inuu gooyo Walaalkii seddex Habeen wax ka badan, iyagoo kulmaya oo midba midka kale ka jeensanayo, labadoodana waxaa…
”
#5375HadeethEnc[Xadiis Xasan ah]
Abii Sirma Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Qofkii dhib gaysta Ilaahay ayaa dhiba, Qofka dadka wax ku adkeeyana Ilaahay ayaa wax ku adkeeya ."
”
#5493HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri "Mu'uminka xoogga weyn, ayaa ka khayr badan lagana jecel yahay xaga Ilaahay Mu'uminka Daciifka ah, mid walbana khayr buu leeyahay, ku dad…
”
#5657HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Jariir Binu Cabdullaahi-Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo la jooga ayuu fiiriyey dayaxa-habeen uu ahaa 14, wuxuuna yiri: " waxaad u arki doontaan Rabigiin sidaad dayaxan aad u arkaysaan, idinkoon is…
”
#5811HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Muusa Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Ilaahay waa u kaadiyaa Daalimka markuu qabtase ma siidaayo", wuxuu yiri: ka dibna wuxuu akhriyey: "waa sidaa uun markuu Rabigaa qabto Mag…
”
#5927HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Waaqid Alleysi Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey: Wuxuu Rasuulka ka wariyey-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- markii uu u baxay Xuneyn inuu sii maray geed gaaladu lahaayeen oo la oran jirey daatu anwaad oo ay hubkooda suran jireen, markaasay waxay d…
”
#5928HadeethEnc[Xadiis Isnaadkiisu Xasan yahay]
Cabdullaahi Binu Cabaas-Allaha ka raali noqdo isaga iyo Aabihiye: Wuxuu yiri: nin ayaa u yimid Nabiga-naxariis iyo Nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuuna kala hadlay Arimo, wuxuuna yiri: waxa Ilaahay doono adiguna doonto, wuxuu yiri Nabigu-naxariis iyo Nabadi korkiisa ha a…
”
#5931HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Caa'isha, Muminiinta Hooyadood- Allaha ka raali ahaadee- waxay tiri: Nabiga ayaa ii soo galay-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- anigo sanduuqayga ku daboolay maro sawiro leh, Nabigu scw markuu arkay maradii wajigiisu waa isbedelay wuxuuna yiri: caa`ishoy Ilaahay…
”
#5934HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hayaaj Alasdi Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Cali Binu Abii Daalib ayaa igu dhahay: ma kuu diraa wuxuu Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ii diray? inaadan dhaafin Sanam aad burburiso iyo Qabri la dhisay oo aadan dhulka la…
”
#5981HadeethEnc[Xadiis Xasan ah]
Cimraan Binu Xuseyn Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Naga mid maaha qofka shimbiraha ka faaliya ama shimbiraha looga faaliyo, ama faalalow ah ama loo faaliyo, ama saaxir ah, ama loo…
”
#5986HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Waxaa laga wariyey qaar ka mid ah Haweenkii Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inay dheheen: "Qofka u taga faaliye oo wax waydiiya salaad lagama aqbalo afartan habeen".