”
#2941HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii bakrata Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Waar hooy ma idiin sheegaa dambiyada kuwa ugu waaway?" seddex jeer, waxay dheheen: haa Rasuul Ilaahayow, wuxuu yiri: "waa: Ilaahay oo loo shariig…
”
#3010HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Ibnu Cabaas-Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabihiye waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa soo maray laba qabri, wuxuuna yiri: "labadaba waa lacadaabayaa, wax weyna lagu cadaabimaayo, mid Kaadida iskama duwi jirin, kan kalena d…
”
#3331HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey in Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "ka fogaada toddobada lagu halaagsamo ", waxay yiraahdeen: Rasuulkii Ilaahayow maxay yihiin? wuxuu yiri: "waa Ilaahay oo loo shariig yeelo, Sixirka, dilka Naf…
”
#5332HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hureyra -Allaha ka raali ahaadee- waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Waxaan idiinka digayaa malaha, waayo maluhu waa warka ugu beenta badan, dadka ha baar baarina, ha basaasina, oo ha is xasdina, hana kala jeensanina, hana…
”
#5368HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Xudeyfa Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan ka maqlay Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo dhahaya: "Janada magalo fitnoole."
”
#5474HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Caa'isha Allaha ka raali Ahaadee waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Ilaahay Ragga wuxuu ugu neceb yahay Gar maqaataha dooda badan."
”
#5787HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Jaabir Binu Cabullaahi Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inuu yiri: "Ka cabsada dulmiga, waayo dulmigu wuxuu qofka galinayaa mugdiyada maalinta qiyaame, ka cabsada bukhliga, waayo bukhligu wuxuu halaagay…
”
#5811HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Muusa Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Ilaahay waa u kaadiyaa Daalimka markuu qabtase ma siidaayo", wuxuu yiri: ka dibna wuxuu akhriyey: "waa sidaa uun markuu Rabigaa qabto Mag…
”
#8904HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Saciid Alkhudri -Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilaahay uu yiri: "Yaanu eegin ninku cawrada nin kale, Haweenayduna yaanay eegin cawrada naag kale, ninna yaanu la huwan nin kale hal maro, Haweenayna yaanay Haweenay kale la huwan hal maro."
”
#8914HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Ibnu Cumar Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabihiye waxaa laga wariyey: Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu reebay qasciga oo ah in Timaha qaar la xiiro qaarna la daayo.
”
#8945HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Anas Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada ).
”
#65043HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hurayra-Allaha ka raali ahaadee- waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay-nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee- wuxuu yiri: "Qofka si ula kac ah been iiga sheega, ha u diyaar garoobo booskiisii uu naarta ka fariisan lahaa."