”
#65037HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Cabdullaahi Binu Mascuud Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu noo sheegay isagoo Runlow la rumaysto ah: "Abuurida midkiin waxaa lagu jamciyaa uurka hooyadi afartan Maalmood iyo afartan Habeen, ka dib wu…
”
#65038HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Cabullaahi Binu Camar Binu caas Allaha ka raali noqdo isaga iyo Aabihiye waxaa la wariyey inuu yiri: waxaan ka maqlay Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo dhahaya: «Ilaahay wuxuu qoray maqaadiirta khalqiga inta aanu abuurin samooyinka iyo dhulka…
”
#65039HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Daawuus waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan soo gaaray dad ka mida Asxaabtii Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee, oo oranaya wax waliba waa qadar, wuxuu yiri: waxaan maqlay Cabdullaahi Binu Cumar oo oranaya: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis A…
”
#65040HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Madar Binu Cukaamis Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: wuxuu yiri Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee: Ilaahay markuu ku xugmiyo adoon inuu ku dhinto dhul, dhulkaas ayaa Ilaahay dan ka geliyaa.
”
#65044HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Annas Binu Maalik Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Anagoo masaajidka la fadhina Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa nin riti fuushan la soo galay masjidka, wuxuu ritigii ku arumay masjidka, ka dibna masjidka ayuu ku xirtay, ka dib dadki…
”
#65045HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah, marka la eego kuwa lamida]
Siyaad Binu Labiid Allaha ka rali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wax buu sheegay, markaasuu yiri: kaasi waa marka cilmigu sii tagayo, waxaan iri: Rasuulka Ilaahayow, sidee buu cilmigu u tagayaa, anagoo akhriyeyna Qur'aa…
”
#65046HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: Ahlu kitaabku kitaabka Tawraat waxay ku akhrin jireen luuqada cibraaniyada, waxana ugu fasiri jireen muslimiinta luqada carabiga, Rasuulka Ilaahay wuxuu yiri: ( ha rumaynina Ahlu kitaabka hana beeninina, waxaadna tiraahdaa…
”
#65050HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Cabdullaahi Binu Cabaas Allaha ka raali ahaado isaga iyo aabihiiba wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw waxaa lagu soo dajiyey waxyiga isagoo afartan jir ah, wuxuu joogay Makkah sadex iyo toban sano, ka dib waxaa lafaray inuu ka hijroodo, wuxuuna u haajiray Madiina, wuxuu j…
”
#65057HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Cirbaad Binu Saariyah Ilaahay ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabigaa naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee Maalin ayuu na dhex istaagay oo na wacdiyey, wacdi xeel dheer oo Quluubteenu cabsatay, Indhahayaguna ilmeeyeen, waxaana lagu yiri: Rasuulka Ilaah…
”
#65061HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Cadiyi Binu Xaatim -Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Nabiga -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- uu yiri: "Yuhuuda waa loo carooday, Nasaaraduna waa baadiyoobeen ."
”
#65068HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Qataada Allaha u naxariiste waxaa laga wariyey inuu yiri: Anas Binu Maalik Allaha ka raalli ahaade wuxuu noosheegay in Nin yiri: Nabiga Ilaahayow, sidee Gaalka loo keenin Maxsharka isagoo wajigiisa ku socda? wuxu yiri: ( miyaanu ahayn Ilaahii ku socodsiiyey lugaha aduun…
”
#65069HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hurayra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ku yiri Adeerki: " dheh: laa Ilaaha Ilaa Allaah, aan kuu marag furo Maalinta Qiyaamee", wuxuu yir: Adeerki hadayna qurayshi igu ceebayn lahayn…