dheh: laa Ilaaha Ilaa Allaah, aan kuu marag furo Maalinta Qiyaamee
Choose an available translation of this Hadeeth
Hadeeth text
Abii Hurayra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ku yiri Adeerki: " dheh: laa Ilaaha Ilaa Allaah, aan kuu marag furo Maalinta Qiyaamee", wuxuu yir: Adeerki hadayna qurayshi igu ceebayn lahayn oo aysan oranayn: waxaa ka keenay cabsi waan oron laha oo kaaga farxin lahaa, Ilaahay ayaa soo dajiyey: {Adigu ma hanuunin kartid qofkaad jeceshahay, laakiin Ilaahay ayaa hanuuniya Qofkuu doono}: [Alqasas: 56].
Explanation
Benefits
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu leeyahay hidaayada dalaalada iyo tan hanuuntinta ee malaha hidaayada towfiiqda.
Way banaan tahay booqashada Gaalka buka si loogu yeero Diinta Islaamka.
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ku dadaalay inuu dadka diinta ugu yeero xaalad walba.
Attribution
Categories
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares

