ضعْ اسمَ حيوانٍ أو طيرٍ في الفراغِ
Dhig magaca Xayawaanka ama shimbirta meesha banaan.
1- {وَإِذْ قَالَ مُوسَىٰ لِقَوْمِهِ إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُكُمْ أَن تَذْبَحُوا (……..)}
١:- Markii Nabi muuse uu ku yidhi qawmkiisa ilaahay wuxuu idin amrayaa in aad qashaan(……..)}*
2- {فَالْتَقَمَهُ (……..) وَهُوَ مُلِيمٌ}
2:- Waxa liqay (……..)} isagoo Liita oo taag daran
3- {وَتَفَقَّدَ الطَّيْرَ فَقَالَ مَا لِيَ لَا أَرَى (………) أَمْ كَانَ مِنَ الْغَائِبِينَ}
3:- Wuxuu Baadhay Shinbirkii oo wuxuu yidhi maxaan u arki la,ahay (……..)} Mise wuxuu Noqday kuwa maqan.
4- {فَبَعَثَ ٱللَّهُ (……) يَبْحَثُ فِى ٱلْأَرْضِ لِيُرِيَهُۥ كَيْفَ يُوَٰرِى سَوْءَةَ أَخِيهِ} ۚ
4:- wuxuu Soo diray ilaahay (……..) isagoo baadhay dhulka isagoo tusaya sida uu u qarin lahaa Maytka walaalkii.
5- {قَالَ إِنِّي لَيَحْزُنُنِي أَن تَذْهَبُوا بِهِ وَأَخَافُ أَن يَأْكُلَهُ (……..) وَأَنتُمْ عَنْهُ غَافِلُونَ}
5:- Waxa uu ku yidhi yacquub inamadiisii waxaan ka baqayaa oo i murugo galinaysa in aad ka tagtaan oo uu cuno (……..) idinkoon ogayn.
6- {يأَيُّهَا (……..) ادْخُلُوا مَسَاكِنَكُمْ لَا يَحْطِمَنَّكُمْ سُلَيْمَانُ وَجُنُودُهُ وَهُمْ لَا يَشْعُرُونَ}
6:- (……..) Gala guryihiina si aan idiin jiidhin nabi sulaymaan iyo ciidankiisu iyagoon idin arkeyn.
7- {ان هذا أَخِي لَهُ تِسْعٌ وَتِسْعُونَ (………) وَلِيَ (……..) واحِدَةٌ}
7:- Kani waa walaalkay wuxuu leeyahay sagaal iyo sagaashan (……..) anigana waxa iisugnaatay (……..) oo kaliya.
8- { فَمَثَلُهُۥ كَمَثَلِ (…….) إِن تَحْمِلْ عَلَيْهِ يَلْهَثْ أَوْ تَتْرُكْهُ يَلْهَث}
8:- Tusaalihiisu waa (……..) oo kale hadii aad qaado carrabka ayuu laaalaadin hadii aad ka tagtana wuu laalaadin.
9- {أَلَمْ تَرَى كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصْحَابِ (…….)}
9:- Miyaad arkahayn sida uu rabiga ku sameeyay asxaabtiii (……..)
10- {كَأَنَّهُمْ (……..) مُسْتَنْفِرَةٌ * فَرَّتْ مِنْ (……..)}
10:- Waxaad moodaa (……..) la didiyay.(……..)
11- {فَأَلْقَىٰ عَصَاهُ فَإِذَا هِيَ (…….) مُّبِينٌ}
11:- wuxuu tuuray ushiisii waabaa iyadoo noqotay (……..) oo cad
12- {مَثَلُ الَّذِينَ حُمِّلُوا التَّوْرَاةَ ثُمَّ لَمْ يَحْمِلُوهَا كَمَثَلِ (…….)ِ يَحْمِلُ أَسْفَارًا}ۚا
12:- kuwa xambaaray kitaabka ee hadana aan xambaarin tusaalahoodu waa (……..)
13- {وَيَا قَوْمِ هَٰذِهِ (…….) اللَّهِ لَكُمْ آيَةً فَذَرُوهَا تَأْكُلْ فِي أَرْضِ اللَّهِ وَلَا تَمَسُّوهَا بِسُوءٍ}
13:- Qoomkayoow tani waa (……..) ilaahay idinka uu idiinka dhigay aayad aad wax ku qaadataan iska daaya daaqeeda ha cuntee hana u la tagina xumaan.
14- {وَأَوْحَىٰ رَبُّكَ إِلَى (…….) أَنِ اتَّخِذِي مِنَ الْجِبَالِ بُيُوتًا وَمِنَ الشَّجَرِ وَمِمَّا يَعْرِشُونَ}
14:- waxa uu u waxyooday rabbigaa (……..) in ay ka dhigato buuraha guryo
15- {فَأَرْسَلْنَا عَلَيْهِمُ الطُّوفَانَ وَ(…….) وَ(…….) وَ(…….) وَالدَّمَ آيَاتٍ مُّفَصَّلَاتٍ فَاسْتَكْبَرُوا وَكَانُوا قَوْمًا مُّجْرِمِينَ}
15:- waxaanu usoo dirnay duufaan iyo (……..) iyo (……..) iyo (……..)
16- {مَثَلُ الَّذِينَ اتَّخَذُوا مِنْ دُونِ اللَّهِ أَوْلِيَاءَ كَمَثَلِ (…….) اتَّخَذَتْ بَيْتًا}
16:- Kuwii tusaalahoodu waxa weeye ka dhigtay ilaahay sokadii awliyo kuwii tusaalahooda oo kale (……..) ka dhigtay guri
17- {فَلَمَّا عَتَوْا عَمَّا نُهُوا عَنْهُ قُلْنَا لَهُمْ كُونُوا (…….) خَاسِئِينَ}
17:- Markeey ku madax adeeygeen wixii aanu u diidnay waxaanu ku nidhi noqda (……..).
18- {أَفَلا يَنْظُرُونَ إِلَى (……)ِ كَيْفَ خُلِقَتْ}
18:- Miyaay eegahayn dhanka (……..) sida loo abuuray.
19- {خُشَّعًا أَبْصَارُهُمْ يَخْرُجُونَ مِنَ الْأَجْدَاثِ كَأَنَّهُمْ (…….)ٌ مُّنتَشِرٌ}
19:- waxa dullaysan indhahooda waxay ka soo baxayaan xabaalaha iyagoo(……..) la firdhiyay.
20- {يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ (…….) الْمَبْثُوثِ}
20:- Maalinta ay noqonayaan dadku (……..) la firdhiyay.
21- {مَنْ لَعَنَهُ اللَّهُ وَغَضِبَ عَلَيْهِ وَجَعَلَ مِنْهُمُ (……) وَ(…….)}
Cida uu Alle uu nacdalay oo ka dhigay (……..)
22- {فَرَاغَ إِلَىٰ أَهْلِهِ فَجَاءَ (……) سَمِينٍ}
22:- waxa uu u faaruqay ehelkiisii waxaanuu u keenay (……..) shilish.
23- {فَأَلْقَاهَا فَإِذَا هِيَ (…….) تَسْعَىٰ}
24:- waa tuuray waabaa (……..) oo rooraysa.
24- {ثَمَانِيَةَ أَزْوَاجٍ ۖ مِّنَ (……) اثْنَيْنِ وَمِنَ (……) اثْنَيْنِ}
24:- Sideed Lamaane (……..) laba (……..) laba.
25- {إِنَّ اللَّهَ لَا يَسْتَحْيِي أَن يَضْرِبَ مَثَلًا مَّا (……) فَمَا فَوْقَهَا}ۚ
25:- ilaahay kama xishoodo in tusaale uu usoo qaato (……..) iyo wax ka sreeyaba.
26- {قَالُوا نَفْقِدُ صُوَاعَ الْمَلِكِ وَلِمَن جَاءَ بِهِ حِمْلُ (……)ٍ وَأَنَا بِهِ زَعِيمٌ}
26:- waxaanu baadhaynaa ayeey yidhaahdeen alaabtii boqoqrka cidda laga helo se
(……..) Anaanaa ka damiina.
27- {إِنَّهَا تَرْمِي بِشَرَرٍ كَالْقَصْرِ كَأَنَّهُ (…….) صُفْرٌ}
27:- waxay tuuraysaa jahannabi dhimbiilo fooqaqa laa leeg oo aad moodo (……..) hurdun ah.
28- {قالَ هِيَ عَصايَ أَتَوَكَّؤُا عَلَيْها وَأَهُشُّ بِها عَلى(…….) وَلِيَ فِيها مَآرِبُ أُخْرى}
Waxa uu yidhi tani waa ushaydio aan ku tukubo waxaaanaan ku raacdaa (……..) iyo arimo kale.
29- {إِنَّ الَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِ اللَّهِ لَن يَخْلُقُوا (……..) وَلَوِ اجْتَمَعُوا لَه}
29:- kuwa ilaahay sokadii aay caabudayaan ma abuuri karaaan (……..) hadii xataa ay isku tagaaa.
30- {وَأَعِدُّوا لَهُم مَّا اسْتَطَعْتُم مِّن قُوَّةٍ وَمِن رِّبَاطِ (. … ..)ِ تُرْهِبُونَ بِهِ عَدُوَّ اللَّهِ وَعَدُوَّكُمْ}
30:- udiyaar garooba gaalada inta aad ka awoodaysaan oo awood u yeelanaysaan (……..) si aad ugu baqo galisaan cadowga ilaahay .