Af-Soomaali الصومالية Somali ?? اف سومالى ?? ??????
25 صومالي_?? af Soomaali ـ islam Machad Al sunnahMaamulka.Dr:- Haysam Sarxaan.
اللغة الصومالية
af Soomaali
YouTube
https://www.youtube.com/channel/UCgxiUB3_zXds9cnpRvlR1wA
https://youtube.com/@somalisunnahinstitute
https://youtube.com/playlist?list=PLBFEt29we81Q-XBvM3lh_HHikCO-Jk5MD
Facebook
https://www.facebook.com/profile.php?id=100054555153962
Telegram
https://t.me/hsarhan_2
https://whatsapp.com/channel/0029VaDWa1F8V0tnnaf4kz1k
Machad Al sunnahMaamulka.Dr:- Haysam Sarxaan
https://drive.google.com/drive/folders/1HkC9AkZM9-5h8iDwbu-ruCWnHIO_XjXN?usp=sharing
?https://sarhaan.com/a/%d8%a7%d9%84%d8%b5%d9%88%d9%85%d8%a7%d9%84%d9%8a%d8%a9-af-soomaali/
مناطق التحدث بها: الصومال، وجيبوتي، وكينيا، وإثيوبيا
عدد الناطقين بها: نحو ٦ ملايين
Waa kuma nabigeena muxamed muxuu se ina baray?
Share this book Waa kuma Nabigu? muxuu se ina baray? Waxa lagu qoray luuqadda Carabida. Waxa allifay sh Dr:- haysam sarxaan. Wuxuu ku dhex cadeeynayaa waynida Nabiga iyo waynida diinta iyo mabaadi,da ay la timid من هو النبي صلى الله عليه وسلم وماذا علمنا؟ كتيب باللغة الصومالية ، ألفه الدكتور هيثم سرحان، يبين فيه عظمة
Waa kuma nabigeena muxamed muxuu se ina baray? Read More »
Waa Kuma Nabi Muhammad ﷺ, Muxuu Se ina Baray?
Share this book من هو النبي محمّد ﷺ وماذا علمنا؟ Waa Kuma Nabi Muhammad ﷺ, Muxuu Se ina Baray? هو الذي دافع عن حقوق كل البشر منذ 1400 عام. Waa Ka Difaacay Xuquuqda Basharka Oo dhan Mudo Laga Joogo 1400 Oo Sano. حفظ الرجال، والنساء، والصغار والضعفاء. Wuxuu Xifdiyey Ragga iyo Dumarka yaryarka iyo dhamaan Dadka Taagta
Waa Kuma Nabi Muhammad ﷺ, Muxuu Se ina Baray? Read More »
FAHANKA SOOMKA
Share this book Sh Haytham Sarxaan:- Fiqiga Soomka. Madwiyo ku qoran luuqadda soomaaliga. Waxa qoray Dr haytham sarxaan. Wuxuu ku dhex sheegay Masalooyinka xidhiidh la leh soomka Waajibka iyo mustaxabka, iyo goorta la karho soomka, iyo goorta xaaraan uu noqonayo, iyadoo la sheegayo axkaamta u muhiimsan fiqiga ee xidhiidh la leh Zakaatu fidriga iyo salaada ciida.
XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA
Share this book Fortress of the Muslim, Invocations from the Quran and Sunnah: is a very beautiful booklet consists of many authentic Dua\\’s (supplications) for a Muslim to supplicate on a daily basis and on special occasions.
XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA Read More »
QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga
Share this book Quraanku wa hadal ka ugu fadli badan, waayo waa hadalki ilaahay . waxa loo soo dhiibay kii ugu fadliga badnaa malaaigta(jibriil), waxa lagu soo dejiyay qalbiga nabigi ugu fadliga badna (maxamed NNKH), Meeshi ugu fadliga badnayd (makkah), wakhtigi ugu fadliga badna ( bisha ramadaan), habeenki ugu fadliga badna(laylatul qadri), Luqadi ugu fadliga badnayd(carabi).
QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga Read More »
Baro farta carabiga Farta quraanka kariimka
Share this book in yar Oo kooban oo ku saabsan kitaabka. Baro luuqadda Carabida iyo Juz camma Kitaab Lagu tarjamay luuqadda Soomaaliga. Waxa Allifay Dr Haysam sarxaan. Ujeedka loo qoray waa si loo baro dadka khadka Nuskhadda qaab tadaruj ah iyadoo la baranayo barashada Xuruufta iyo Xaaladeheeda kala duwan dabadeed looga gudbayo in la tadbiiqiyo mutuunta
Baro farta carabiga Farta quraanka kariimka Read More »