Baro farta carabiga Farta quraanka kariimka
in yar Oo kooban oo ku saabsan kitaabka. Baro luuqadda Carabida iyo Juz camma Kitaab Lagu tarjamay luuqadda Soomaaliga. Waxa Allifay Dr Haysam sarxaan. Ujeedka loo qoray waa si loo baro dadka khadka Nuskhadda qaab tadaruj ah iyadoo la baranayo barashada Xuruufta iyo Xaaladeheeda kala duwan dabadeed looga gudbayo in la tadbiiqiyo mutuunta cilmigaa, Sidoo kale hadafka loo qoray waa in la baro dadka khadka cusmaanigaa. Waanaa Luuqadda lagu qoray musxafka waqtigii Cusmaan binu Caffaan Ale Raali haka...
Read MoreBaro farta carabiga Farta quraanka kariimka
Scan QR Code | Use a QR Code Scanner to fast download directly to your mobile device