Free DownloadFAHANKA SOOMKA
Sh Haytham Sarxaan:- Fiqiga Soomka. Madwiyo ku qoran luuqadda soomaaliga. Waxa qoray Dr haytham sarxaan. Wuxuu ku dhex sheegay Masalooyinka xidhiidh la leh soomka Waajibka iyo mustaxabka, iyo goorta la karho soomka, iyo goorta xaaraan uu noqonayo, iyadoo la sheegayo axkaamta u muhiimsan fiqiga ee xidhiidh la leh Zakaatu fidriga iyo salaada ciida. الشيخ هيثم…


