”
#3017HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Miqdaam Binu Macdi Karib Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Hadii Qofku Ilaahey darti u jeclaado Walaalkiisa Muslimka ah ha u sheego inuu jecel yahay".
”
#3716HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Jaabir Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Allaha u naxariisto nin wanaag badan haduu wax iibinaayo, haduu wax soo gadanaayo, iyo haduu gar naqsanaayoba".
”
#4319HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Shadaad Binu Aws Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee labo ayaan ka xifdiyey isagoo dhahaya: "Ilaahay wuxuu faray in shay walba loo ixsaan falo, hadii aad wax dilaysaan dilka wanaajiya, hadii aad gaw…
”
#4709HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey-: Nin ayaa ku yiri Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee: ii dardaaran, wuxuu ku yiri; " ha caroon " wuu ku celceliyey dhowr jeer wuxuuna ku yiri: " ha caroon ".
”
#4935HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Cabdulaahi Binu Camar Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabihiye waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Dadka cadaalada ku dhaqma Ilaahay agtiisa ayey ku fadhiyaan Minbaro Nuur ah, kaasoo ah Midigta Ilaahay Casa…
”
#5348HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Dar Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa igu yiri: " Shay ka mida wanaag ha yarysan, haba ahaato inaad kula kulanto Walaalkaa Waji furan."
”
#5351HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Ma aha kan xooga lihi kan dadka legda, ee kan xooga lihi waa kan naftiisa hanta markuu caroodo.
”
#5354HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Mascuud Alansaarii Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee nin ayaa u yimid wuxuuna yiri: waan gaadiid beelaye gaadiid i saar, wuxuu ku yiri Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee: "kuuma heli karo",…
”
#5371HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Dardaa-Allaha ka raalli ahaadee- wuxuu Nabiga ka wariyey inuu yiri: "Majiro wax ka culus miisaanka qofka mu'uminka ah maalinta qiyaamaha Akhlaaqda fiican, Illaahayna wuu u caroodaa qofka afka xun ee ma xishoodaha ah.
”
#5437HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Qofka Ilaahay iyo Maalinta Qiyaamaha rumaysan khayr ha ku hadlo ama ha iska aamuso, Qofka rumaysan Ilaahay iyo Maalinta Qiyaamaha Jaarkiisa ha maamuuso, Q…
”
#5439HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Jariir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto."
”
#5476HadeethEnc[Xadiis Saxiix ah]
Abii Hurayra Allaha ka raali noqdee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaa la waydiiyey waxa ugu badan ee Janada lagu galo, wuxuuna yiri: "waa cabsida Ilaahay iyo Akhlaaq wanaaga ", waxa kaloo la waydiiyey waxa ugu bad…