(markuu ramadaanku soo galo cumrayso, cumrada ramadaanku xaj ayey u dhigantaaye)
Ibnu Cabaas Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabihiye waxaa la wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu ku yiri: haweenay reer ansaar ah oo Ibnu Cabaas magaceeda sheegay ee aan ilaaway magaceeda: (maxaa kuu diiday inaad nala xa…

