Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa Salaada, Qofkii ka tagaana wuu Gaaloobay
Choose an available translation of this Hadeeth
Hadeeth text
Burayda Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri:e "Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa Salaada, Qofkii ka tagaana wuu Gaaloobay".
Explanation
Benefits
Axkaanta Islaamka Qofka waxaa loo qaban wixii ka muuqda xaalkiisa kore ee uurkiisa looma eegayo.
Attribution
Categories
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares

