Ninka iyo Shirkiga iyo Gaalnimada waxaa u dhexeeya Salaada oo uu ka tago
Choose an available translation of this Hadeeth
Hadeeth text
Jaabir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan ka maqlay Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo dhahaya: "Ninka iyo Shirkiga iyo Gaalnimada waxaa u dhexeeya Salaada oo uu ka tago".
Explanation
Benefits
Digniin adag ayaa ku soo aroortay ka tagida Salaada iyo dayaceeda.
Attribution
Categories
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares

