Qofka dhaha: laa ilaaha Ilaa Allaah waxdahu laa shariika lahu lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kuli Shayin qadiir, toban jeer
Choose an available translation of this Hadeeth
Hadeeth text
Abii Ayuub Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Nabigu
nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inuu yiri: "Qofka dhaha: laa ilaaha Ilaa Allaah waxdahu laa shariika lahu lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kuli Shayin qadiir, toban jeer wuxuu la mid ahaanayaa Qof xoreeyey Afar Qof oo duriyadii Nabi Ismaaciil ah".
Explanation
nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee duriyada Nabi Ismaaciil way ka Sharaf badan yihiin dadka kale.
Benefits
Ajarka dikrigaan wuu helayaa Qofkii si xiriira u yiraahda ama si goos goos ah u yiraahda.
Attribution
Categories
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares

