Iyo toban habeen, Habeennada Dul-xija
Share this book Iyo toban habeen, Habeennada Dul-xija Maxaan ku soo dhawaynaynaa maalmahan (Tobabka Dul-xija)? Ibnu Cabbaas waxaa laga weriyay inuu yiri, rasuulka ﷺ ayaa yiri: “Maalmo ma jiraan, camalka wanaagsan Alle looga jacayl badan yahay, maalmahan” (wuxuu u jeedaa tobanka maalmood). Waxay dhaheen, rasuulkii Allow! Jihaadkana ku daroo, ma iyagaa looga jacayl badan yahay? Markaasuu […]
Iyo toban habeen, Habeennada Dul-xija Read More »