Sifada iyo qaabka ay ahayd salaadii Nabigu CSW
Sifada iyo qaabka ay ahayd salaadii Nabigu CSW Qaabka salaada nabiga Lawxo ku qoran Luuqadda Carabida. Waxa Diyaariyay sh Dr:- Haysam Sarxaan. Waxa ku dhex Sugan inkooban oo ka mida Sifada iyo Qaabka Salaada Nabiga. Laga Bilaabo Takbiirta laga Gaadhayo salaamo naqsiga sidii Oo aad arkaysid oo kale iyadoo la raacinayo sawiraan cadeeynaya. صفة صلاة النبي صلى الله عليه وسلم Sifada iyo qaabka ay ahayd salaadii Nabigu CSW 1- يّـسـنُّ أن يـصـلـي الإمام...
Sifada iyo qaabka ay ahayd salaadii Nabigu CSW
Sifada iyo qaabka ay ahayd salaadii Nabigu CSW
Qaabka salaada nabiga Lawxo ku qoran Luuqadda Carabida.
Waxa Diyaariyay sh Dr:- Haysam Sarxaan.
Waxa ku dhex Sugan inkooban oo ka mida Sifada iyo Qaabka Salaada Nabiga.
Laga Bilaabo Takbiirta laga Gaadhayo salaamo naqsiga sidii Oo aad arkaysid oo kale iyadoo la raacinayo sawiraan cadeeynaya.
صفة صلاة النبي صلى الله عليه وسلم
Sifada iyo qaabka ay ahayd salaadii Nabigu CSW
1- يّـسـنُّ أن يـصـلـي الإمام والـمـنـفـرد إلـى سـتـرة ، وســـــــتـــــــرة الإمـــــــام سـترةٌ لمن خلفه.
Waxa Loo sunneeyaa qofka doona in uu tukado in uu ku daba tukado imaamka, hadii uu kali u tukanayana in uu utukado dhanka sutrada.
Sutradda imaamkuna waa sutrada cidda ka danbeysa.
2- ويـجـعــل بصــره إلـى مــوضــع ســجــوده ، ولا يتلفت.
Waxa uu ka yeelayaa aragiisa halka uu sujuuda uu saarayo mana daymoonayo hereeraha.
3- ويــجـعــل مـا بين قدميه كما بـــيـــن مـنكـبـيــه ، لا يـزيــد ولا ينقص ، ويسوي خارجهما.
Waxa uu ka yeelayaa labadiisa lugood inta u dhaxeeeysa sida labadiisa garab oo kale kama siyaadinayo kamana nuqsaaminmaayo.
4- بعد أن يأتي بشروط الصلاة ، يقول « اللهُ أكبرُ » ، مع رفع اليدين مضمومة الأصابع حذو الأذنين أو المنكبين ، ويجعل باطن الكَّفين جهة القبلة.
Marka uu la yimaado shuruuda salaada kadib wuxuu oranayaa (Allaahu akbar) isagoo gacmaha kor uqaadaya isla markaana isku uruurinaya gacmaha lana simaya dacasha dhagtiisa ama labadiisa garab baabacadana waxa uu ka yeelayaa dhanka qiblada.
5- ثـمّ يــضــع بـاطـن كـفّــه الــيــمــنــى عـــلى ظاهر كــفّــه اليـسـرى والرُّسغ والـــسَّـــاعد ، «على صدره» أو يقبض.
intaa dabadeed wuxuu ka yeelayaa kafkiisa midig baabacadiisa mid ka sareeya kafka baabacadiisa bidix laabtiisa dushiisa.
6- ثـم يستحبُّ له قراءة دعاء الاستفتاح في الركعة الأولى فـقـط ، والأولـى أن ينوّع بــيــن الأدعــيــة الــواردة فـــي الاسـتـفتاح
فيقول : سُـبـْـحَـانــك اللَّــهــم وبحَمْدِك وتبارك اسْمُك، وتــعــالـــى جَــدُّك، ولا إلـه غَيْــرك.
intaa Dabadeed waxa la suneeyaa in uu akhriyo ducada furfurashada salaada rakcada hore oo kaliya, waxa mudan in uu kala badbadalo ducooyinka ku soo arooray furfurashada salaada, oo uu yidhaahdo
(سُـبـْـحَـانــك اللَّــهــم وبحَمْدِك وتبارك اسْمُك، وتــعــالـــى جَــدُّك، ولا إلـه غَيْــرك.)
7- ثـــم يــســتـــعـــيـــذ بــما ورد كأن يقول « أعــــوذُ بــاللهِ منَ الشيطانِ الرجـيـمِ ».
ka dib waxa uu iska naaraya shaydaanak sida ku soo aroortay oo ah
(أعــــوذُ بــاللهِ منَ الشيطانِ الرجـيـمِ »)
.
8- ثــم يــبــســمــل ويـقرأ الفاتحة مرتبة بآياتها وكلـمـاتـها وحروفها وحركاتها.
Kadib wuxuu akhrinayaa faatixada isagoo kala dhigdhigaya oo kala habaynaya kalimaadkeeda iyo xuruufteeda iyo xarakaadkeeda.
بِسْمِ اللَّـهِ الرَّحْمَـٰنِ الرَّحِيمِ ﴿1﴾ الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ﴿2﴾ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ ﴿3﴾ مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ ﴿4﴾ إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ﴿5﴾ اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ ﴿6﴾ صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ ﴿7﴾
9- ثـــــــمّ يـــقـــرأ مـــــا تــــيـــــسّـــــر مـــن الـــقــرآن اسـتـحـبـابــاً بـلا اسـتـعــاذة ، ويــبـــســــمــــل فـــــي أول الـسُّــور فـقـط.
Kadib waxa uu akhrinayaa wixii uga fududaada aayaadka qur,aanka ee kale, waxa sunnaa in aanuu acuudiga akhrin kuna bilaabo uun suuradaha bilowgooda.
10- ثم يرفع يديه كما رفع في تكبيرة الإحرام قائلاَ « اللهُ أكبرُ » ويركع ، ثم يقبض على ركبتيه ولا يثني مرفقيه ، ويجعل الظهر مستوياً مع رأسه ، ويقول مرة واحدة وجوباً :
« سبحان ربي العظيم » ويستحب له أن يزيد بما ورد.
Kadib wuxuu kor uqaadaya gacmihiisa sidii takbiiratu ixraamba uu kor uqaaday isagoo oranaya, waanaa rukuucaya, waxaanuu qabsanaya jilibkiisa waxaanuu ka yeelayaa dhabarkiisa mid la siman madaxiisa waxaanuu oranaya iyadoo waajib ku ah
« سبحان ربي العظيم »
Waxa u sunnaa in uu ka siyaadiyo inta soo aroortay.
11- ثــمّ مــع الــرفــع وقبل الاعتدال يقول : « سمع الله لــمن حــمـــده » ، مـــــع رفـــع الــيــديــن حـذو الأذنين أو الـمـنـكـبـين.
Kadib markuu kacayo kasoo tooskana ka horeeyabin uu yidhaahdo
« سمع الله لــمن حــمـــده »
isagoo gacmiisa kor uqaadaya lana simaya garabkiisa.
12- فإذا اعــتــدل قـــال : « ربـــنـا ولــــك الـــحـمـد » ، ويستحب له أن يزيد بما ورد.
Markuu ka soo toosana wuxuu oranayaa
« ربـــنـا ولــــك الـــحـمـد » ،
Waxa Loo sunneeyaa in uu ka siyaadiyo inta soo aroortay.
13- ثمّ يكـبّر بلا رفع لليدين ويسجد على الأعضاء الـسـبـعـة : الـجـبـهـة والأنــف وبـــاطـــن الــكفين والرُّكبتين وباطن أصابع الرجلـيـن.
Kadib waa takbiiranaya isaga on kor uqaadayn gacmihiisa waxaanuu ka sujuudayaa xubnaha todobada ah, wajiga sanka, baabacad kafka, iyo labada jilib, iyo faraha baabacadooda.
14- ويجافي بين الإبطين وبين البطن والفخذ وبين الفخذ والسّاق ، ويرفع ذراعيه عن الأرض.
Waa kala fogaynayaa laba kilkilo iyo caloosha iyo jilbaha iyo sidoo kale jilbka iyo dhudhumada korbaanuu uga qaadaya labadiisa dhudhun dhulka.
15- ويــقــول : « سبحان ربي الأعلى » مــرة واحــدة وجوباً ، ويُستحبُّ له أن يزيد بما ورد ، وله أن يــدعـــو بما أحبَّ ، والأولى أن يدعو بالأدعية الواردة.
Waxaanuu oranayaa hal mar
« سبحان ربي الأعلى » مــرة واحــدة
Iyadoo la waajibinayo waxa usunnaa in uu ka siyaadiyo intavku soo aroortay waxa kaloo la gudboon in uu ku ducaysto wixii uu jeclaado, waxaanaa sii mudan in uu ku ducaysto ducooyinka soo arooray.
16- ثم يكبّر ويجلس على رجله اليسرى مفروشة ، وينصب اليمنى ويجعل باطن أصابع اليمنى على الأرض وأصابعها إلى القبلة ، ويجعل باطن الكّفين على نهاية الفخذين ويقول « رب اغفر لي » ، هذا الجلوس في كلّ جلسات الصّلاة إلا في الثلاثية والرُّباعية في التّشهد الأخير يتورّك بأن يجعل رجله اليسرى تحت ساق اليمنى.
Kadib waa takbiiranaya waxaanuu ku fadhiisanaya lugtiisa bidix isagoo goglanaya waanaa taagayaa ta midig, wuxuu ka yeelayaa halka hoose ee faraha mid dhanka dhulka u jeeda,farahana wuxuu u jeedinayaa dhanka qiblada,baabacadana wuxuu ka yeelayaa halka udanbeeysa bawyadiisa,
Waxaanuu oranayaa in uu ka yeelo lugtiisa bidix
« رب اغفر لي »
Fadhiga noocaasa ayuu ufadhiisanaya sidaa illaa ta sadexaad iyo afraaad mooyee ee ataxyasdka danbe taa wuxuu la imanayaa qaabka tawarruka oo ah mid ka sareeysa dhudhunkiisa midig
17- ثـــم يــكــبـــّر ويــســجـــد كــالــسّــجـدة الأولـى ، ثــــم يـكبّر ويـــقـــوم لـلرّكـــعـة الثانية ويصنع فيها كــمــا صــــنــــع فـــي الأولــــى إلا أنّ الـــثـــانـــيـــة لــيـــس فـيـها تــكــبـيـرة إحــرام ولا دعاء استفتاح.
Kadib waa takbiiranaya waanaa sujuudayaa sida sujuudii hore kadib waa takbiiranayaa waxaanuu u kacayaa rakcada 2aad waxaanuu sameeynayaa siduu sameeyay rakcadii kaliaya wuxuunbuu ka tagayaa takbiiratu ixraamka iyo ducada furfurashada salaada.
18- فإذا فــــــرغ مــــــن الــســجــدة الـثـانـية جلس للتشّهد.
Marka uu ka faaruqo sujuuda labaad wuxuu u fadhiisanayaa attaxyaadka.
19- وأشار بـإصبـــعـــه الـمـسـبِّـحة الـسّـبّـابــة وحـــلّــــق الــوســـطى والإبهام ، يحرّكها يدعو بها.
Waxaanuu ishaarayaa fartiisa musabixada ee murdisada,waanaa laabayaa ta dhexe iyo faryarada, waa dhaqaajinayaa isagoo baryaya ilaahay.
20- ويقرأ التشهد ثمّ الصّلاة الإبراهيمية « التحيات لله، والصلوات والطيبات، السلام عليك أيها النبي ورحمة الله وبركاته، السلام علينا وعلى عباد الله الصالحين، أشهد أن لا إله إلا الله، وأشهد أن محمدًا عبده ورسوله ، اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم ؛ إنك حميد مجيد.
Kadib attaxyaadka ayuu akhrinayaa kadib salliga ibraahimiyada oo ah
« التحيات لله، والصلوات والطيبات، السلام عليك أيها النبي ورحمة الله وبركاته، السلام علينا وعلى عباد الله الصالحين، أشهد أن لا إله إلا الله، وأشهد أن محمدًا عبده ورسوله ، اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم ؛ إنك حميد مجيد..
21- ثم يسـتـعيذ من أربع « اللـهــم إنـــي أعــوذ بـــك من عذاب جهنم ، وأعـــوذ بــــك مــن عذاب القبر ، وأعوذ بك من فتنة الدجـال ، وأعـوذ بـك من فتنة المحيا والممات » ، ودعا بما أحــبَّ ، والأولــى بــمــا ورد مـــــع قـــــــول :« اللــهـــم أعــنّـــي عــلـى ذكرك وشكرك وحسن عبادتـك ».
Kadib ilaahay ayuu ka Magan galayaa afar arin iasagoo oranaya
« اللـهــم إنـــي أعــوذ بـــك من عذاب جهنم ، وأعـــوذ بــــك مــن عذاب القبر ، وأعوذ بك من فتنة الدجـال ، وأعـوذ بـك من فتنة المحيا والممات »
Kadib wuxuu alle ku baryayaa wixii uu jeclaado waxaanaa mudan inta soo aroortay in uu alle ku baryo
Isagoo oranaya
:« اللــهـــم أعــنّـــي عــلـى ذكرك وشكرك وحسن عبادتـك
22- ثــمّ يسلم تسليمتين عن يـمـيـنـه وعـن يـساره ويقول « الســلام عـلـيـكـم ورحـمـة الله » ويلتفت برأسه فـقـط دون مـــنـــكــــبــيـه ، وبـــــدون تـــحـــريـــكٍ للــرّأس للأعـــلــى والأســــفـــل ، ودون الإشــــارة بيديه.
Kadib waa salaama naqsanayaa laba salaan naqsi midigtiisa kadib bidixdiisa waxaanuu oranayaa
« الســلام عـلـيـكـم ورحـمـة الله »
Madixiisa ayuuna ku daymoonayaa garabkiisa maya sodoo kale isagoon madaxa udhaqaajinayn halka sare iyo hoose kuna ishaareeyn gacantiisa
23- إعداد : د.هيثم سرحان ، المدرس بالمسجد النبوي والمشرف
على « معهد السنة
Waxa diyaariyay Dr hathim sarhan oo ah bare wax kadhiga masjidka nabiga mushrifna ka ah machad sunne
: mahadsunnah.com »
24- حقوق الطبع والنشر والتوزيع متاحة.
in la daabaco oo la faafiyaa oo la qaybiyaa waa mid furan.
Sifada iyo qaabka ay ahayd salaadii Nabigu CSW
Scan QR Code | Use a QR Code Scanner to fast download directly to your mobile device