Maxaynu udabaal dagi wayney sanadka miilaadigaa?
Maxaynu udabaal dagi wayney sanadka miilaadigaa? الأصل في الأعياد على اختلاف مسمياتها أنها من شعائر الاديان. Asal waxa u ah ciidaha waloow Haba Kala duwanaadaane in ay shicaar u yihiin umad kaste diintooda. فهي سمة من السمات التي تتميز بها كل ملة وأتباعها عن غيرهم. Waa Calaamad uu kaga soocmayso diin kastaa iyo cida raacdaa Diimaha Kale. وقد تواترت النصوص الشرعية بحصر أعياد...
Maxaynu udabaal dagi wayney sanadka miilaadigaa?
Maxaynu udabaal dagi wayney sanadka miilaadigaa?
الأصل في الأعياد على اختلاف مسمياتها أنها من شعائر الاديان.
Asal waxa u ah ciidaha waloow Haba Kala duwanaadaane in ay shicaar u yihiin umad kaste diintooda.
فهي سمة من السمات التي تتميز بها كل ملة وأتباعها عن غيرهم.
Waa Calaamad uu kaga soocmayso diin kastaa iyo cida raacdaa Diimaha Kale.
وقد تواترت النصوص الشرعية بحصر أعياد المسلمين في عيدين كل عام. هما الفطر والأضحى
Adillo Mutawaatira ayaa soo aroortay in ay ciidaha muslimiintu yihiin laba ciodood Ciidul fidriga iyo Adxada.
وعيد كل أسبوع هو يوم الجمعة.
Wiig kaste Ciidiisu waa jimcaha.
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: إن لكل قوم عيدا، وهذا عيدنا.
Wuxuu yidhi Rasuulku CsW Umadkaste Ciido aye leedHay inagana ciideenu waa tan.
وما سوى ذلك من أعياد كالكريسماس ورأس السنة الميلادية وغيرها، فهي لأهل الكتاب.
Wixii intaa ka soo hadhaa ee ciidaa sida cirismis,ka oo kale iyo sanadka cusub ee gaalada waxay u sugnaatey Ahlul kitaabka.
ولا يجوز للمسلم اعتبارها ولا الاحتفال بها.
Uma Banaana Qofka Muslimkaa in uu ku booraa ama IN Uu U dabaal dagaa.
ولا التهنئة بها او المشاركة فيها.
Sidoo kale in uu u ku hambalyeeyo ama uu kala qayb galaa.
ويدخل في ذلك: إهداؤهم ما هو من لوازمها،
Waxa taa soo guda galaya oo la mida in loo hadyeeyo lana siiyo wax lawaasimteeda kamida.
أو بيعهم هذه المستلزمات من أنوار وأشجار. ومأكولات معينة.
Ama in laga iibsado waxyaabahooda ay ku dabaal dagayaan
فإن هذا منهي عنه لسببين:
Taasi waa mid aan banaaneeyn laba sabab awgeed.
الأول: إن في ذلك تشبها بهم، وإقرارا لهم على كفرهم، وقد حرم الإسلام التشبه بالكافرين فيما هو من خصائصهم.
Ta 1aad:- Arintaasi waa ku dayasho iyaga lagu dayanayo, Loona qirayo Gaalnimadooda, islaamkuna waa xarimay in la isku eekaysiiyo gaalada arimaha gaarka u ah.
الثاني: إن في هذه الأعياد ابتداعا وإحداثا في دين الله تعالى.
Arinka 2aad Ciidahani waa kuwo lagu soo darriyay laguna soo galay Diinta ilaahay.
قال ابن القيم رحمه الله: وأما التهنئة بشعائر الكفر المختصة به فحرام بالاتفاق.
ibnu Qayim wuxuu yidhi Alle Ha unaxariistee in loogu tahniyadeeyo gaalada ciidahood ugaarkaa waa mid aan banaaneeyn siday culimadu isku waafaqeen.
كأن يهنئهم بأعيادهم. فيقول: عيد مبارك عليك. أو تهنأ بهذا العيد أو نحوه.
Sida in uu Ugu tahniyadeeyo Ciidahooda Oo Uu yidhaahdo Ciid wanaagsan .
فهذا إن سَلم قائله من الكفر، فهو من المحرمات.
Taa iyada ah hadii ka yidhi uu ka badbaadi Kufriga iyo gaalnkmada waayo wuxuu ka mid yahay kuwa la diiday.
ولا يعني هذا إساءة المعاملة، ولا الاعتداء.
Taasina ma ahaa colaad la colaadinayo laguna xadgudbaayo.
فإن رفض المشاركة ليس اعتداء، وإنما هو تميز المسلم واستقلاله في معتقداته وشعائره عن غيره.
Hadii uu diido in uu ka qayb galo ciidahooda xadgudub maahaa ee waa muslimkii oo ka soocmaya kana madax banaaanaanayo caqiidooyinkooda iyo shacaa,irtooda qayrkood.
ولهذا جاز قبول الهدية منهم.
Sidaa Awgeed Ayeey u banaanaatey in la aqbalo hadyadahooda halkooda inooga imid.
ولا يعد ذلك مشاركة ولا إقرارا للاحتفال.
Taana laguma tiriyo ka qaybgal iyo in la qirayo dabaaldagyadooda.
بل تؤخذ على سبيل البر وقصد التأليف والدعوة إلى الإسلام.
Balse waxa loo qaadanayaa wado wanaag iyo u jeedo soo dhawayna iyo dacwad yeedhis iyo islaamkaba.
ما لم يكن مما ذبحوه لأجل العيد.
Hadii waxaa ay kuu hadyeeynayaan ahayn mid ay qaleen ciidooda awgeed.
قال شيخ الاسلام ابن تيمية رحمه الله: وأما قبول الهدية منهم يوم عيدهم، فقد قدمنا عن علي بن أبي طالب رضي الله عنه أنه أُتي النيروز فقبلها.
Wuxuu yidhi sh ibnu taymiy in la aqbalo hadyadahooda maalinkooda ciidaha waxaynu soo marnY in cali binu aabu daalib in loo keenay hadyad Lagu xusayey Nayruuska oo waa Aqbalay.
وعن أبي برزة أنه كان له سكان مجوس فكانوا يهدون له في النيروز والمهرجان. فكان يقول لأهله ما كان من فاكهة، فكلوه. وما كان من غير ذلك، فردوه.
Saxaabiga Abu Barza waxa laga soobwarinayaa in uu la dagnaa dad majuusa waxaaneey usoo hadyeeyjireen waxay ciida nayruuska ku gawracaan, waxaanuu oran jiray ehelkiisa wixii faakihaaa Cuna wixii kalana iskaga taga.
File | Action |
---|---|
WhatsApp Image 2022-12-30 at 07.53.02 | Download |
Maxaynu udabaal dagi wayney sanadka miilaadigaa?
Scan QR Code | Use a QR Code Scanner to fast download directly to your mobile device