Waa maxay ujeedka noloshu (Af-soomaali) Waa maxay ujeedka noloshu? Sheekada Alle-kood (Mulxid)
Share this book 📜 ما هو الهدف من الحياة؟ (قصة ملحد) Waa maxay ujeedka noloshu (Af-soomaali) Waa maxay ujeedka noloshu? Sheekada Alle-kood (Mulxid) Sheekadaydu waxa ay ka bilaabmaysaa sannadkaygii u horeeyay ee Jaamacadda. Sannadkaa waxaa isoo maray mushkilado farabadan. Waxaa kala tagay (is furay) labadaydii waalid, waxaan galay shil baabuur, sidoo kale waxaa geeriyooday mid ka […]