dhib majiro is dhibidna majirto, Qofka dadka dhiba Ilahay ayaa dhiba, Qofka dadka ku adkeeyana Ilaahay ayaa ku adkeeyo
Abii Saciid Alkhudri Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "dhib majiro is dhibidna majirto, Qofka dadka dhiba Ilahay ayaa dhiba, Qofka dadka ku adkeeyana Ilaahay ayaa ku adkeeyo ".

