Maaha Qofka Qaraabada xiriiriya midka marka la xiriiriyo uun Qaraabada xiriiriya, laakiin kan Qaraabada xiriiriyaa waa midka marka Qaraabadiisu goyso xiriiriya
Cabdulaahi Binu Camar Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabihiye waxaa laga wariyey in Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Maaha Qofka Qaraabada xiriiriya midka marka la xiriiriyo uun Qaraabada xiriiriya, laakiin kan Qaraabada xiriiriyaa waa…

