Qabayska maalinta jumcaha waa ku waajib nin kastoo qaan gaar ah, waana inuu cadaydo cadarna marsado haduu helo
Camar Binu Sulaym Alansaari -Allaha karaali ahaadee- wuxuu yiri: waxaan markhaati ka ahay Abii Saciid inuu yiri: waxaan markhaati ka ahay Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- inuu yiri: "Qabayska maalinta jumcaha waa ku waajib nin kastoo qaan gaar…

