Dadku haday arkaan daalimka oo ay gacmaha ka qaban waayaan waxay u dhowdahay in Ilaahay ciqaabkiisu ku wada dhoco
Abii Bakar Sadiiq-Allaha ka raalli ahaadee-waxaa laga wariyey inuu yiri: Dadow waxaad akhridaan aayadan: {kuwa iimaanka lahoow, naftiinaa ayaad masuul ka tihiin, oo waxba idin yeelimaayo midka xaqa diiday hadaad idinku hanuuntaan}, waxaan ka maqlay Rasuulka Ilaahay -nax…

