Qofka meel dega ee dhaha: acuudu bikalimaati Allaahi taamaati min shari maa khalaqa, lam yaduruhu shayin xataa yartaxil min mansilihi daalik
khawlat Bintu Xakiim Alsulaymiyah Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inay tiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaan ka maqlay isagoo dhahaya: "Qofka meel dega ee dhaha: acuudu bikalimaati Allaahi taamaati min shari maa khalaqa, lam yadur…

