Muuminiinta waxaa ugu iimaan sareeya kan ugu akhlaaqda wanaagsan, waxaana idiinku khayr badan kuwa Dumarkooda u khayroon
Choose an available translation of this Hadeeth
Hadeeth text
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Muuminiinta waxaa ugu iimaan sareeya kan ugu akhlaaqda wanaagsan, waxaana idiinku khayr badan kuwa Dumarkooda u khayroon".
Explanation
Muuminiinta waxaa ugu khayr badan kuwa Dumarkooda u khayr roon, sida Gaaskiisa, gabdhihiisa, Walaalihiis iyo Dumarka Qaraabadiisa ah, waayo kuwaasaa u xaq leh akhlaaq wanaagiisa.
Benefits
Camalku iimaan kuu ka mid yahay, iimaankuna wuu kordhaa wuuna yaraada.
Islaamku wuu maamuusay Dumarka wuxuuna ku booriyey in loo ixsaan falo.
Attribution
Categories
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares

