HadeethEnc · 1.19.0
Gaabiya Shaarubka Garkana daaya
Available translations
Choose an available translation of this Hadeeth
01
Hadeeth text
Ibnu Cumar Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabihiye waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Gaabiya Shaarubka Garkana daaya".
02
Explanation
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu faray in la gaabiyo Shaarubka, oo aan la dayn balse lagu xeel dheeraado gaabinta.
Taa baddalkeed wuxuu amray Rasuulku nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee in la daayo garka oo la dhaafo isagoo badan.
Taa baddalkeed wuxuu amray Rasuulku nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee in la daayo garka oo la dhaafo isagoo badan.
03
Benefits
Waa xaaraan xiiritaanka Garku
Attribution
[Xadiis la isku waafaqay]
Categories
Share
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares

