افتتاح البرنامج الدعوي السبت القادم، ٩ / ٣ / ١٤٤٨هـ بعد صلاة الفجر مباشرة مسجد محمد بن إبراهيم، الجامعة الإسلامية بالمدينة المنورة فضيلة الشيخ د. هيثم بن محمد سرحان دورة اليوم الواحد، وختم كتاب كل سبت بإذن الله حياكم الله ونفع بكم. افتتاح البرنامج الدعوي السبت القادم، ٩ / ٣ / ١٤٤٨هـ بعد صلاة الفجر مباشرة مسجد محمد بن إبراهيم، الجامعة الإسلامية بالمدينة المنورة فضيلة الشيخ د. هيثم بن محمد سرحان دورة اليوم الواحد، وختم كتاب كل سبت بإذن الله حياكم الله ونفع بكم. افتتاح البرنامج الدعوي السبت القادم، ٩ / ٣ / ١٤٤٨هـ بعد صلاة الفجر مباشرة مسجد محمد بن إبراهيم، الجامعة الإسلامية بالمدينة المنورة فضيلة الشيخ د. هيثم بن محمد سرحان دورة اليوم الواحد، وختم كتاب كل سبت بإذن الله حياكم الله ونفع بكم. افتتاح البرنامج الدعوي السبت القادم، ٩ / ٣ / ١٤٤٨هـ بعد صلاة الفجر مباشرة مسجد محمد بن إبراهيم، الجامعة الإسلامية بالمدينة المنورة فضيلة الشيخ د. هيثم بن محمد سرحان دورة اليوم الواحد، وختم كتاب كل سبت بإذن الله حياكم الله ونفع بكم. افتتاح البرنامج الدعوي السبت القادم، ٩ / ٣ / ١٤٤٨هـ بعد صلاة الفجر مباشرة مسجد محمد بن إبراهيم، الجامعة الإسلامية بالمدينة المنورة فضيلة الشيخ د. هيثم بن محمد سرحان دورة اليوم الواحد، وختم كتاب كل سبت بإذن الله حياكم الله ونفع بكم. افتتاح البرنامج الدعوي السبت القادم، ٩ / ٣ / ١٤٤٨هـ بعد صلاة الفجر مباشرة مسجد محمد بن إبراهيم، الجامعة الإسلامية بالمدينة المنورة فضيلة الشيخ د. هيثم بن محمد سرحان دورة اليوم الواحد، وختم كتاب كل سبت بإذن الله حياكم الله ونفع بكم. افتتاح البرنامج الدعوي السبت القادم، ٩ / ٣ / ١٤٤٨هـ بعد صلاة الفجر مباشرة مسجد محمد بن إبراهيم، الجامعة الإسلامية بالمدينة المنورة فضيلة الشيخ د. هيثم بن محمد سرحان دورة اليوم الواحد، وختم كتاب كل سبت بإذن الله حياكم الله ونفع بكم. افتتاح البرنامج الدعوي السبت القادم، ٩ / ٣ / ١٤٤٨هـ بعد صلاة الفجر مباشرة مسجد محمد بن إبراهيم، الجامعة الإسلامية بالمدينة المنورة فضيلة الشيخ د. هيثم بن محمد سرحان دورة اليوم الواحد، وختم كتاب كل سبت بإذن الله حياكم الله ونفع بكم.
#10015[Xadiis Saxiix ah]
HadeethEnc · 1.19.0

sug mudadii aad qabi jirtay dhiiga caadada, ka dibna ka mayro

Available translations

Choose an available translation of this Hadeeth

01

Hadeeth text

Caa'isha oo mu'uminiinta hooyadood ahayd Allaha ka raali ahaadee- waxay tiri: Umu xabiiba Bintu Jaxash oo ahayd xaaskii Cabdiraxmaan Binu Cowf ayaa Rasuulka Ilaahay scw - uga soo cabatay dhiig-ku batay, wuxuuna ku yiri: "sug mudadii aad qabi jirtay dhiiga caadada, ka dibna ka mayro". waxayna ahayd mid qubaysata salaad walba.
02

Explanation

Dumarkii saxaabiyada ahaa mid ka mida ayaa uga cabatay Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- dhiig si joogto ah uga socda, wuxuu ku amray inay salaada joojiso mudadii uu hayn jiray xaydkeedu intaanu ku iman arinkan cusub ee dheeriga ahi, ka dibna ay ka qubaysato oo tukato, waxay suno ahaan u qubaysan jirtay salaad walba.
03

Benefits

Istaxaadadu: waa in haweenayda dhiigu si joogta uga socdo ayaamihii xaydka ay caadada u lahayd ka dib.
Gabadha Istaxaadada qabta waxay isu aqoonsanaysaa inay xayd qabto marka la gaaro mudadii xaydku u imaan jirtay, intaanu ku imaan Istaxaadadu.
marka la dhaafo mudadii ay caadadeedu hayn jirtay, waxay isu aqoonsanaysaa inay ka daahir noqotay xaydkii - dhiigii istaxaadadu haba ka socdee- wayna ka qubaysan xaydkii.
Gabadha istaxaadada qabta kuma waajib aha inay qubaysato salaad walba, waayo qubayska saxaabiyada wuxuu ka ahaa ijtihaad, haduu waajib ahaan lahaa Nabigaa cadayn lahaa-naxariis iyo nabadi korkiisa aha ahaatee-.
Gabadha Istaxaadada qabta waxaa ku waajib ah inay u weyso qaadato salaad walba, waayo dhiigeedu waa joogto aan kala go`ayn, waxayna la mid tahay qof kasta oo xadaskiisu joogto yahay, sida midka kaadidu joogto uga socoto iyo midka neeftu ka socoto.
Waa in la waydiiyo culimada wixii la garan waayo ee ku saabsan diinta, waayo haweenaydaani waxay u cabatay Nabiga scw, waxayna waydiisay dhiig badan ee ka socda.

Attribution

[Waxa wariyay Muslim]

Categories

Share

Share hadeeth

Sharing options · 0 Total shares

Share

← Back to encyclopedia
Shopping Basket

Loading...