Waa Kuma Nabi Muhammad ﷺ, Muxuu Se ina Baray?
من هو النبي محمّد ﷺ وماذا علمنا؟ Waa Kuma Nabi Muhammad ﷺ, Muxuu Se ina Baray? هو الذي دافع عن حقوق كل البشر منذ 1400 عام. Waa Ka Difaacay Xuquuqda Basharka Oo dhan Mudo Laga Joogo 1400 Oo Sano. حفظ الرجال، والنساء، والصغار والضعفاء. Wuxuu Xifdiyey Ragga iyo Dumarka yaryarka iyo dhamaan Dadka Taagta Daran. حفظ حقوق الحيوان والنبات وحث على الاعتناء بالأرض. Wuxuu ilaaliyay...
Waa Kuma Nabi Muhammad ﷺ, Muxuu Se ina Baray?
من هو النبي محمّد ﷺ وماذا علمنا؟
Waa Kuma Nabi Muhammad ﷺ, Muxuu Se ina Baray?
هو الذي دافع عن حقوق كل البشر منذ 1400 عام.
Waa Ka Difaacay Xuquuqda Basharka Oo dhan Mudo Laga Joogo 1400 Oo Sano.
حفظ الرجال، والنساء، والصغار والضعفاء.
Wuxuu Xifdiyey Ragga iyo Dumarka yaryarka iyo dhamaan Dadka Taagta Daran.
حفظ حقوق الحيوان والنبات وحث على الاعتناء بالأرض.
Wuxuu ilaaliyay Xuquuqda Xayawaanka dhirta wuxuu kaloo booriyay in ahmiyad badan la siiyo dhulka.
أمرنا بحسن الخلق ونظّم العلاقة بين الأقارب والجيران.
Wuxuu ina Amray Akhlaaq wanaaga iyo in aynu Nidaaminno xidhiidhka ka dhexeeya aqaaribta iyo jaarka.
وأسس علاقة تعايش بين المسلمين وغير المسلمين.
Wuxuu seeska udhisay wada noolaanshaha muslimiinta dhexdooda iyo dadka aan muslimiin ahayn.
ونظّم العلاقات الأسرية التي تضمن للأب وللأم حقوق كبيرة وعظيمة على أبنائهم.
Wuxuu Nidaamiyay Xidhiidhka usrada ama qoyska Taasoo koobsanaysa Xuquuqda wayn ee aabaha iyo hooyadu ku leedahay ubadkooda.
منع الظلم ودعا للعدل والمحبة والتكاتف والتعاون للخير.
Wuxuu Diiday Dulmiga waxaanuu ku Baaqay Cadaaladda iyo in la is jeclaado oo la is garabsado oo la is caawiyo.
دعا لمساعدة المحتاج وزيارة المريض والمحبة والتناصح بين كل الناس.
Wuxuu Ku Baaqay in la caawiyo ka Baahan sidoo kale in la booqdo ka Xanuusanaya iyo in la is jeclaado iyo in Loo nasteexeeyo mid kaste oo muslim ah.
منع على المسلمين المعاملات السيئة مثل السرقة والغش والقتل والظلم.
Wuxuu Muslimiinta u diiday dhamaan mucaamalaadka Xun xun sida Tuugada qishka iyo in xaq darro la isku dilo iyo dulmiga.
إنه من غيّر حياتنا وطباعنا السيئة إلى حسنة.
Nabigu waa Ka Badalay Nolosheena iyo dabcigeena Xun xun una Badalay mid fiican.
علم المسلم أن لا يسرق.
Wuxuu Baray muslimka in aanuu wax Xadin.
علم المسلم أن لا يكذب.
Wuxuu Baray muslim in aanuu Been Sheegin.
علم المسلم أن لا يشرب الخمر.
Wuxuu baray muslimka in aanuu khamri cabin.
علم المسلم أن لا يزني.
Wuxuu Baray Muslimka in aanuu Sinaysan.
علم المسلم أن لا يغش.
Wuxuu Baray muslimka in aanuu wax qishin.
علم المسلم أن لا يقاتل الأبرياء
Wuxuu Baray Muslimka in aanuu dilin Gaalada heshiiska Kula Jirta Muslimiinta.
علم المسلم أن لا يؤذي جاره مسلما كان أو كافرًا.
Wuxuu baray muslimka in aanu8 dhibin jaarkiisa muslim ha noqdo ama gaal.
علم المسلم أن يبر بوالديه ويخدمهما ولو كانا على غير دينه.
Wuxuu amray qofka muslimka ah in uu u samo falo labadiisa waalid oo uu shaqeeyo haba ahaado waalidkii mid ay kala diin yihiinee.
علم المسلم أن يعطف على الصغار وعلى النساء وعلى الضعفاء وكبار السن.
Wuxuu baray qofka Muslimka in uu udhibirsanaado ka Yar iyo dumarka iyo kuwa taagta daran iyo dadka waawayn intaba.
علم المسلم أن لا يعذب البشر ولا الحيوانات ولا يفسد البيئة.
Waxa uu baray qofka muslimka ah in aanuu cadaabin cid basharka ka mid ah iyo xayawaanaadka sidoo kale inaanuu fasahaadin Dhulka uu dagan yahay.
علم المسلم أن يرحم ويحب زوجته ويهتم ويعطف على أبنائه حتى آخر يوم من عمره.
Wuxuu baray qofka muslimka ah in uu u naxariisto oo uu jeclaado haweenadiisa oo uu ihtimaam siiyo oo u dhibirsanaado ubadkiisa illaa maalinka u danbeeysa Cumrigiisa.
علم المسلم أن لا تنتهي علاقته بأولاده بعد سن الرشد أبدا.
Wuxuu baray qofka Muslimka ah in aaneey dhamaan xidhiidhka uu la leeyahay ubadkiisa .
كل مسلم يحب محمدًا ﷺ أكثر من كل مخلوق.
Muslim kaste waa jecelyahay nabi muxamed ﷺ in ka badan inta uu jecelyahay dadka Kale.
بشّر به موسى وعيسى عليهما السلام.
Wuxuu u bushaareeyay nabi muuse iyo nabi ciise.
كل مسلم يحب موسى وعيسى عليهما السلام ويؤمن أنهما من أفضل الأنبياء عليهم السلام.
Muslim kaste waa jecelyahay nabi muuse iyo nabi ciise Labadaba waxaanuu Rumaysan yahay in u fadli badanyihiin nabiyada oo dhan.
بعث محمدا ﷺ للعرب وغير العرب
Waxa Loosoo diray Nabi Muhammad ﷺ Carab iyo
ولا فرق في دينه بين عربي وغير عربي إلا بالتقوى.
Wax Farqiya Ma Kala Leh dadkiisu diintiisa dhexdeeda carabi iyo cajami toona Alle Ka Cabsiga Mooyee.
إنه محمد رسول الله ﷺ.
Waa Muhammad ﷺ. Oo rasuulkii ilaahay ah.
هل عرفتم لماذا يحب كل المسلمون محمدًا ﷺ؟
Maad garanaysaa maxay muslim kaste u jecel yihiin nabi muxamed ﷺ?
هل عرفتم ماذا يعنى محمدًا ﷺ للمسلمين؟
Ma ogtahay wuxuu Muhammed ﷺ uga jeedo muslimiinta?
للمزيد من علم عن نبي الله محمد ﷺ وتعلمه...
Wixii intaa dheer ee ku saabsan barashada nabigeena Muhammad ﷺ...
Waa Kuma Nabi Muhammad ﷺ, Muxuu Se ina Baray?
Scan QR Code | Use a QR Code Scanner to fast download directly to your mobile device