Su’aalo ku saabsan Xoolaha iyo Shimbiraha Qur’aanka Kariimka ah

ضعْ اسمَ حيوانٍ أو طيرٍ في الفراغِ

Dhig magaca Xayawaanka ama shimbirta meesha banaan.

1- {وَإِذْ قَالَ مُوسَىٰ لِقَوْمِهِ إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُكُمْ أَن تَذْبَحُوا (........)}
١:- Markii Nabi muuse uu ku yidhi qawmkiisa ilaahay wuxuu idin amrayaa in aad qashaan(........)}*
2- {فَالْتَقَمَهُ (........) وَهُوَ مُلِيمٌ}
2:- Waxa liqay (........)} isagoo Liita oo taag daran

3- {وَتَفَقَّدَ الطَّيْرَ فَقَالَ مَا لِيَ لَا أَرَى (.........) أَمْ كَانَ مِنَ الْغَائِبِينَ}
3:- Wuxuu Baadhay Shinbirkii oo wuxuu yidhi maxaan u arki la,ahay (........)} Mise wuxuu Noqday kuwa maqan.

4- {فَبَعَثَ ٱللَّهُ (......) يَبْحَثُ فِى ٱلْأَرْضِ لِيُرِيَهُۥ كَيْفَ يُوَٰرِى سَوْءَةَ أَخِيهِ} ۚ
4:- wuxuu Soo diray ilaahay (........) isagoo baadhay dhulka isagoo tusaya sida uu u qarin lahaa Maytka walaalkii.

5- {قَالَ إِنِّي لَيَحْزُنُنِي أَن تَذْهَبُوا بِهِ وَأَخَافُ أَن يَأْكُلَهُ (........) وَأَنتُمْ عَنْهُ غَافِلُونَ}

5:- Waxa uu ku yidhi yacquub inamadiisii waxaan ka baqayaa oo i murugo galinaysa in aad ka tagtaan oo uu cuno (........) idinkoon ogayn.

6- {يأَيُّهَا (........) ادْخُلُوا مَسَاكِنَكُمْ لَا يَحْطِمَنَّكُمْ سُلَيْمَانُ وَجُنُودُهُ وَهُمْ لَا يَشْعُرُونَ}

6:- (........) Gala guryihiina si aan idiin jiidhin nabi sulaymaan iyo ciidankiisu iyagoon idin arkeyn.
7- {ان هذا أَخِي لَهُ تِسْعٌ وَتِسْعُونَ (.........) وَلِيَ (........) واحِدَةٌ}

7:- Kani waa walaalkay wuxuu leeyahay sagaal iyo sagaashan (........) anigana waxa iisugnaatay (........) oo kaliya.

8- { فَمَثَلُهُۥ كَمَثَلِ (.......) إِن تَحْمِلْ عَلَيْهِ يَلْهَثْ أَوْ تَتْرُكْهُ يَلْهَث}

8:- Tusaalihiisu waa (........) oo kale hadii aad qaado carrabka ayuu laaalaadin hadii aad ka tagtana wuu laalaadin.

9- {أَلَمْ تَرَى كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصْحَابِ (.......)}

 

9:- Miyaad arkahayn sida uu rabiga ku sameeyay asxaabtiii (........)

 

 

 

10- {كَأَنَّهُمْ  (........)  مُسْتَنْفِرَةٌ * فَرَّتْ مِنْ (........)}

 

 

10:- Waxaad moodaa (........) la didiyay.(........)

 

 

11- {فَأَلْقَىٰ عَصَاهُ فَإِذَا هِيَ (.......) مُّبِينٌ}

 

11:- wuxuu tuuray ushiisii waabaa iyadoo noqotay (........) oo cad

12- {مَثَلُ الَّذِينَ حُمِّلُوا التَّوْرَاةَ ثُمَّ لَمْ يَحْمِلُوهَا كَمَثَلِ (.......)ِ يَحْمِلُ أَسْفَارًا}ۚا

12:- kuwa xambaaray kitaabka ee hadana aan xambaarin  tusaalahoodu waa (........)

13- {وَيَا قَوْمِ هَٰذِهِ (.......) اللَّهِ لَكُمْ آيَةً فَذَرُوهَا تَأْكُلْ فِي أَرْضِ اللَّهِ وَلَا تَمَسُّوهَا بِسُوءٍ}

13:- Qoomkayoow tani waa (........) ilaahay idinka uu idiinka dhigay aayad aad wax ku qaadataan iska daaya daaqeeda ha cuntee hana u la tagina xumaan.

 

14- {وَأَوْحَىٰ رَبُّكَ إِلَى (.......) أَنِ اتَّخِذِي مِنَ الْجِبَالِ بُيُوتًا وَمِنَ الشَّجَرِ وَمِمَّا يَعْرِشُونَ}

14:- waxa uu u waxyooday rabbigaa (........) in ay ka dhigato buuraha guryo

 

15- {فَأَرْسَلْنَا عَلَيْهِمُ الطُّوفَانَ وَ(.......) وَ(.......) وَ(.......) وَالدَّمَ آيَاتٍ مُّفَصَّلَاتٍ فَاسْتَكْبَرُوا وَكَانُوا قَوْمًا مُّجْرِمِينَ}

 

15:- waxaanu usoo dirnay duufaan iyo (........) iyo (........) iyo (........)

 

16- {مَثَلُ الَّذِينَ اتَّخَذُوا مِنْ دُونِ اللَّهِ أَوْلِيَاءَ كَمَثَلِ (.......) اتَّخَذَتْ بَيْتًا}

16:- Kuwii tusaalahoodu waxa weeye ka dhigtay ilaahay sokadii awliyo kuwii tusaalahooda oo kale (........) ka dhigtay guri

 

17- {فَلَمَّا عَتَوْا عَمَّا نُهُوا عَنْهُ قُلْنَا لَهُمْ كُونُوا (.......) خَاسِئِينَ}

17:- Markeey ku madax adeeygeen wixii aanu u diidnay waxaanu ku nidhi noqda (........).

 

 

18- {أَفَلا يَنْظُرُونَ إِلَى (......)ِ كَيْفَ خُلِقَتْ}

18:- Miyaay eegahayn dhanka (........) sida loo abuuray.

 

19- {خُشَّعًا أَبْصَارُهُمْ يَخْرُجُونَ مِنَ الْأَجْدَاثِ كَأَنَّهُمْ (.......)ٌ مُّنتَشِرٌ}

 

19:- waxa dullaysan indhahooda waxay ka soo baxayaan xabaalaha iyagoo(........) la firdhiyay.

 

20- {يَوْمَ يَكُونُ النَّاسُ (.......) الْمَبْثُوثِ}

20:- Maalinta ay noqonayaan dadku (........) la firdhiyay.

 

21- {مَنْ لَعَنَهُ اللَّهُ وَغَضِبَ عَلَيْهِ وَجَعَلَ مِنْهُمُ (......) وَ(.......)}

 

Cida uu Alle uu nacdalay oo ka dhigay (........)

 

22- {فَرَاغَ إِلَىٰ أَهْلِهِ فَجَاءَ (......) سَمِينٍ}

22:- waxa uu u faaruqay ehelkiisii waxaanuu u keenay (........) shilish.

 

23- {فَأَلْقَاهَا فَإِذَا هِيَ (.......) تَسْعَىٰ}

 

24:- waa tuuray waabaa (........) oo rooraysa.

 

24- {ثَمَانِيَةَ أَزْوَاجٍ ۖ مِّنَ (......) اثْنَيْنِ وَمِنَ (......) اثْنَيْنِ}

24:- Sideed Lamaane (........) laba (........) laba.

 

25- {إِنَّ اللَّهَ لَا يَسْتَحْيِي أَن يَضْرِبَ مَثَلًا مَّا (......) فَمَا فَوْقَهَا}ۚ

25:- ilaahay kama xishoodo in tusaale uu usoo qaato (........) iyo wax ka sreeyaba.

 

26- {قَالُوا نَفْقِدُ صُوَاعَ الْمَلِكِ وَلِمَن جَاءَ بِهِ حِمْلُ (......)ٍ وَأَنَا بِهِ زَعِيمٌ}

26:- waxaanu baadhaynaa ayeey yidhaahdeen alaabtii boqoqrka cidda laga helo se

(........) Anaanaa ka damiina.

 

27- {إِنَّهَا تَرْمِي بِشَرَرٍ كَالْقَصْرِ كَأَنَّهُ (.......) صُفْرٌ}

 

27:- waxay tuuraysaa jahannabi dhimbiilo fooqaqa laa leeg oo aad moodo (........) hurdun ah.

 

28- {قالَ هِيَ عَصايَ أَتَوَكَّؤُا عَلَيْها وَأَهُشُّ بِها عَلى(.......) وَلِيَ فِيها مَآرِبُ أُخْرى}

 

Waxa uu yidhi tani waa ushaydio aan ku tukubo waxaaanaan  ku raacdaa (........) iyo arimo kale.

 

 

29- {إِنَّ الَّذِينَ تَدْعُونَ مِن دُونِ اللَّهِ لَن يَخْلُقُوا (........) وَلَوِ اجْتَمَعُوا لَه}

 

29:- kuwa ilaahay sokadii aay caabudayaan ma abuuri karaaan (........) hadii xataa ay isku tagaaa.

 

30- {وَأَعِدُّوا لَهُم مَّا اسْتَطَعْتُم مِّن قُوَّةٍ وَمِن رِّبَاطِ (. ... ..)ِ تُرْهِبُونَ بِهِ عَدُوَّ اللَّهِ وَعَدُوَّكُمْ}

 

30:- udiyaar garooba gaalada inta aad ka awoodaysaan oo awood u yeelanaysaan (........) si aad ugu baqo galisaan cadowga ilaahay .