Iyo toban habeen, Habeennada Dul-xija
Iyo toban habeen, Habeennada Dul-xija Maxaan ku soo dhawaynaynaa maalmahan (Tobabka Dul-xija)? Ibnu Cabbaas waxaa laga weriyay inuu yiri, rasuulka ﷺ ayaa yiri: “Maalmo ma jiraan, camalka wanaagsan Alle looga jacayl badan yahay, maalmahan” (wuxuu u jeedaa tobanka maalmood). Waxay dhaheen, rasuulkii Allow! Jihaadkana ku daroo, ma iyagaa looga jacayl badan yahay? Markaasuu yiri: “Jihaadkana ku dar; kolka laga reebo nin naftiisa iyo maalkiisaba jihaad u saaray, kaddibna aan waxba kala soo laaban”. Camalka...
Iyo toban habeen, Habeennada Dul-xija
Iyo toban habeen,
Habeennada Dul-xija
Maxaan ku soo dhawaynaynaa maalmahan (Tobabka Dul-xija)?
Ibnu Cabbaas waxaa laga weriyay inuu yiri, rasuulka ﷺ ayaa yiri: “Maalmo ma jiraan, camalka wanaagsan Alle looga jacayl badan yahay, maalmahan” (wuxuu u jeedaa tobanka maalmood). Waxay dhaheen, rasuulkii Allow! Jihaadkana ku daroo, ma iyagaa looga jacayl badan yahay? Markaasuu yiri: “Jihaadkana ku dar; kolka laga reebo nin naftiisa iyo maalkiisaba jihaad u saaray, kaddibna aan waxba kala soo laaban”.
Camalka wanaagsanina waxa uu koobsanayaa noocyada cibaadada ee kala duwan, sida: soonka, salaadda, xajka, xuska Alle, Alle-u-takbiirsiga, Quraan-akhriska, in wax lagu bixiyo meelaha wanaagsan iyo wixii la mid ah.
Waxyaabaha sida gaarka ah loo adkeeyay maalmahan waxaa ka mid ah:
- Soonka, marka laga reebo maalimka tobanaad. Waxaa laga weriyay qaar ka mid ah xaasaskii rasuulka ﷺ inay tiri: “Rasuulku ﷺ waxa uu ahaa mid sooma sagaalka maalmood ee Dul-xija”. Gaar ahaan maalinka Carafo oo soonkiisa lagu dhaafo labo sano denbigood.
- Xajka, waana waxa ugu fadliga badan ee la qabto tobanka maalmood. Rasuulkuna ﷺ waxa uu yiri: “Xajka suubban, maaha abaalkiisu janno mooyee”.
- Ulxada, waana sunne la adkeeyay. Qofkii doona inuu ulxaysto waxa uu ka fogaanayaa in uu timihiisa iyo ciddiyihiisa wax ka gooyo laga bilaabo soo gelitaanka bisha Dul-xija, ilaa uu ka gawracayo ulxadiisa.
- In la badiyo tahliisha, takbiirta iyo Alle-mahdinta, habka loo takbiirsanayona waa: “Allaahu Akbar, Allaahu Akbar, Allaahu Akbar. Laa ilaaha illa-laahu, Allaahu Akbar, Allaahu Akbar, Walillaahil-xamdu”.
- Dhammaad -

Iyo toban habeen, Habeennada Dul-xija
Scan QR Code | Use a QR Code Scanner to fast download directly to your mobile device

रोजाको चार्ट: यो डा. हैथम सरहानको रचना हो, जसमा उनले रोजासम्बन्धी महत्वपूर्ण विषयहरूलाई स्पष्ट रूपमा प्रस्तुत गरेका छन्। यसमा फर्ज (अनिवार्य) र मुस्तहब रोजाको उल्लेख गरिएको छ, रोजाको परिभाषा दिइएको छ, ती अवस्थाहरू उल्लेख गरिएको छ जब रोजा गर्नु मक्रूह वा हराम हुन्छ, र रोजासम्बन्धी महत्वपूर्ण फिकही (धार्मिक कानुनी) नियमहरूलाई एउटै तालिकामा समेटिएको छ।
July 6, 2025

ज़कातको चार्ट: यो डा. हैथम सरहानको रचना हो, जसमा उनले ज़कातका फर्ज र मुस्तहब पक्षहरू सम्बन्धी महत्वपूर्ण विषयहरूलाई स्पष्ट पारेका छन्। यसमा ज़कातको परिभाषा, ती सम्पत्तिहरू जुनमाथि ज़कात अनिवार्य हुन्छ, र ती व्यक्तिहरू जसलाई ज़कात दिन सकिन्छ, साथै ज़कातसँग सम्बन्धित महत्वपूर्ण फिकही (धार्मिक कानुनी) नियमहरूलाई एउटै समग्र तालिकामा प्रस्तुत गरिएको छ।
July 6, 2025

ראיות על הנבואה הקוּרָאן יִחְיָא בֶּן אַכְּתַ'ם (בְּכִיר הַקָּאדִים בְּעִירָק בימי הח'ליף הַעַבָּאסִי אַל-מָא'מוּן) אמר: היה לְאַל-מָא'מוּן, כשהיה האמיר באותה תקופה, מועצת דיונים - כלומר, מושב לעימותים דתיים. בין האנשים הנוכחים היה גבר יהודי פניו יפות, בגדיו נאים וריחו נעים.