QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga
Quraanku wa hadal ka ugu fadli badan, waayo waa hadalki ilaahay . waxa loo soo dhiibay kii ugu fadliga badnaa malaaigta(jibriil), waxa lagu soo dejiyay qalbiga nabigi ugu fadliga badna (maxamed NNKH), Meeshi ugu fadliga badnayd (makkah), wakhtigi ugu fadliga badna ( bisha ramadaan), habeenki ugu fadliga badna(laylatul qadri), Luqadi ugu fadliga badnayd(carabi). Ilaahay wuxu ku cariyay jinka iyo insiga inay la yimaadaan Suurad la mid ah may awoodin, ilaahay aya kafaalo qaaday ilaalinta quraanka...
QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga
Quraanku wa hadal ka ugu fadli badan, waayo waa hadalki ilaahay . waxa loo soo dhiibay kii ugu fadliga badnaa malaaigta(jibriil), waxa lagu soo dejiyay qalbiga nabigi ugu fadliga badna (maxamed NNKH), Meeshi ugu fadliga badnayd (makkah), wakhtigi ugu fadliga badna ( bisha ramadaan), habeenki ugu fadliga badna(laylatul qadri), Luqadi ugu fadliga badnayd(carabi).
Ilaahay wuxu ku cariyay jinka iyo insiga inay la yimaadaan
Suurad la mid ah may awoodin, ilaahay aya kafaalo qaaday ilaalinta quraanka cid kuma kordhin xaraf kama reebin.
Waa 114 suuradood laga bilaabo faatixa ilaa naas, ilaahay waxa uu ka yeelay akhrintiisa cibaado, halka xaraf ee la akhriyaa waxay udhigmata toban xasano(ajar).
QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga
Scan QR Code | Use a QR Code Scanner to fast download directly to your mobile device