قريش
Quraysh
Quraysh
1 - Quraysh (Quraysh) - 001
لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ
1. Caadeysigii Quraysh darteed.
2 - Quraysh (Quraysh) - 002
إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ
2. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).
3 - Quraysh (Quraysh) - 003
فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ
3. Ee ha caabudeen (Allaah Keliya) Rabbiga Baytkan (Kacbada Makkah ku taal).
4 - Quraysh (Quraysh) - 004