Qaabka looga qubaysto Qasliga:
Maymuuna oo ah hooyadii Muuminiinta Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inay tiri: Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee -ayaan u dhigay biyo qubays, waxaanan ku asturay maro, biyihii wuxuu ku shubtay gacmihiisa oo dhaqay, hadana biyuu ku qaatay midigtii…

