Malakul Jibriil kama uu tegin inuu Jaarka ii dardaarmayo, ilaa aan u maleeyey inay is dhaxlayaan
Ibnu Cumar Allaha ka raali ahaado isaga iyo Aabihiye waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu yiri: "Malakul Jibriil kama uu tegin inuu Jaarka ii dardaarmayo, ilaa aan u maleeyey inay is dhaxlayaan".

