qofka Ilaahay darti Masaajid u dhisa isagana Ilaahay ayaa Janada uga dhisa mid la mid ah
Choose an available translation of this Hadeeth
Hadeeth text
Maxamud Binu Labiid Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey: Cusmaan Binu Cafaan ayaa damcay inuu Masaajidka dhiso, dadkiina way dhib sadeen arinkaa, oo waxay jeclaysteen inuu sidiisa u daayo, wuxuuna yiri: waxaan ka maqlay Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee isagoo dhahaya: "qofka Ilaahay darti Masaajid u dhisa isagana Ilaahay ayaa Janada uga dhisa mid la mid ah".
Explanation
Benefits
Balaarinta Masaajidka iyo cusboonaysiintiisu waxay soo galayaan fadliga dhismaha Masajidka.
Acmaasha oo dhan in Ilaahay loo khaalis yeelo ahmiyad ayey leedahay.
Attribution
Categories
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares

