HadeethEnc · 1.19.0
Qofka dila Gaal Mucaahida ma urin doono Carafta Janada, Carafteedana waxaa laga uriyaa meel loo socdo afartan Sano
Available translations
Choose an available translation of this Hadeeth
01
Hadeeth text
Cabdullahi Binu Camar Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee uu yiri: "Qofka dila Gaal Mucaahida ma urin doono Carafta Janada, Carafteedana waxaa laga uriyaa meel loo socdo afartan Sano".
02
Explanation
Nabigu nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey goodiga adag ee ku soo arooray qofka dila Mucaahad waana Gaalka ku soogala Dhulka Muslimiinta heshiis iyo amaan, Qofkaasi ma urindoono Carafta Janada, Carafteedana waxaa laga uriyaa meel loo socdo afartan Sano.
03
Benefits
Waa xaaraan in la dilo mucaahidka, dimiga iyo musta-amanka, dilkooduna waa dambiyada waaweyn.
Mucaahadku: waa Gaalka balan lala galo isagoo Dhulkiisa jooga, inaanu la dagaalamayn Muslimiinta, Muslimiintuna amaan siinayaan, Dimigu: waa midka deganaada Dhulka Muslimiinta ee jisyada laga qaado, Muta-mankuna: waa Gaalka ku soo gala dhulka Islaamka heshiis iyo amaan, waqti kooban.
Waxaa laga digayaa in la khiyaamo balamada lagu jiro dadka aan Musliniita ahayn.

Attribution
[Waxa wariyay Albukhaari]
Categories
Share
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares