HadeethEnc · 1.19.0
Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa kan dadka ugu akhlaaq fiican
Available translations
Choose an available translation of this Hadeeth
01
Hadeeth text
Anas Binu Maalik Allaha ka raali noqdee waxa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa kan dadka ugu akhlaaq fiican.
02
Explanation
Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa dadka ugu akhlaaq badnaa, isagaana ugu horeeyey dadka dhamaan xaga Akhlaaqda wanaagsan oo dhan, sida hadal wanaaga, Gacan furnaanta, bashaash nimada, dhib la'aanta, u dul qaadashada dadka dhibkooda.
03
Benefits
Kaamilnimada akhlaaqda Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaa ku cad xadiiskaan.
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ahaa tusaale dhamaystiran xaga dhaqan iyo akhlaaq wanaaga.
Waxaa lagu boorinayaa dadka inay kaga daydaan Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee akhlaaq wanaaga.

Attribution
[Xadiis la isku waafaqay]
Categories
Share
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares