HadeethEnc · 1.19.0
Ma jiro Nikaax weli la'aanti dhacaya
Available translations
Choose an available translation of this Hadeeth
01
Hadeeth text
Abii Muusa Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee uu yiri: "Ma jiro Nikaax weli la'aanti dhacaya".
02
Explanation
Nabigu nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee wuxuu sheegay inay Gabadha Nikaaxeedu aanu ansaxayn weli nikaaxiya la`aanti.
03
Benefits
Weligu wuxuu shardi u yahay nikaaxu inuu ansaxo, haduu weli la`aan la nikaaxo ama Gabadhu iyadu isu Guuriso Nikaas ma ansaxaayo Nikaaxu.
Waligu waa ninka ugu dhow Gabadha, uma guurinaayo wali ka fog iyadoo mid uga dhawaa joogo.
Waliga waxaa u shardi ah: inuu yahay Qof Masuula oo nin ah, waa inuu yaqaan maslaxada nikaaxa, waa inay isaga iyo gabadhu isku Diin yihiin, Qofka aan Sifooyinkaas laga helin wali uma noqonkaro nikaax.

Attribution
[Waa wariyay Abuu Daa'uud, At-Tirmidi, Ibnu Maajah, Iyo Axmed]
Categories
Share
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares