HadeethEnc · 1.19.0
Nabigu scw inuusan diidi jirin catarka
Available translations
Choose an available translation of this Hadeeth
01
Hadeeth text
Anas Binu Maalik Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey: Nabigu scw inuusan diidi jirin catarka.
02
Explanation
Dhaqanka Nabiga scw waxaa ka mid ahaa in aanu diidin catarka oo aqbali jiray, waayo waa khafiif la qaadan karo oo udgoon.
03
Benefits
Waa sune in la aqbalo siinta catarka, waayo culays malaha qaadistiisu dhibna malaha aqbalkiisu.
Akhlaaq wanaaga kaamilka ah ee Nabiga scw waxaa ka mida inuusan diidin catarka, oo uu ka aqbalo hadiyada qofka u keena.
Waxaa la is jeclaysiinayaa in catarka la isticmaalo.
Akhlaaq wanaaga kaamilka ah ee Nabiga scw waxaa ka mida inuusan diidin catarka, oo uu ka aqbalo hadiyada qofka u keena.
Waxaa la is jeclaysiinayaa in catarka la isticmaalo.
Attribution
[Waxa wariyay Albukhaari]
Categories
Share
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares