Nabiga -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-ayaa nagu soo baxay, waxaanan ku niri: Rasuulka Ilaahayow, waan baranay sidaan kuu salaamaynee, sideen kuugu sallinaa?
Choose an available translation of this Hadeeth
Hadeeth text
Caburraxmaan Binu Abii Leylaa wuxuu yiri: waxaan la kulmay Kacab Binu Cujrah, wuxuuna igu yiri: hadiyad makusiiyaa? Nabiga -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-ayaa nagu soo baxay, waxaanan ku niri: Rasuulka Ilaahayow, waan baranay sidaan kuu salaamaynee, sideen kuugu sallinaa? wuxuu yiri: "waxaad dhahdaan: Allahayow u naxariiso Maxamad iyo
Ehelada Maxamadba, sida aad ugu naxariisatay Ibraahim iyo Ehelada Ibraahim, adigu waxaad tahay Ilaahii mahad badan oo sharaf badane, Allahayow barakee Maxamad iyo Ehelada Maxamad, sida aad u barakaysay Ibraahim iyo Eheladiisa, waxaad tahay Ilaahii mahad badan oo sharaf badane."
Explanation
Benefits
Waa waajib salliga Nabiga -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- in lagu akhriyo ataxiyaadka dambe dhexdiisa.
Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuu baray asaxaabtiisa sida loo salaamayo iyo sida loogu sallinayo isaga.
Qaabkan aan soo marnay waa qaabka ugu kaamilsan ee Suubbanaha loogu salliyo-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-.
Attribution
Categories
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares

