HadeethEnc · 1.19.0
Hadaad ku tiraado Saaxiibka: Aamus, Maalinta Jumcada, iyadoo Imaamku khudbaynaayo, Laqwi baad la timid
Available translations
Choose an available translation of this Hadeeth
01
Hadeeth text
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee inuu yiri: "Hadaad ku tiraado Saaxiibka: Aamus, Maalinta Jumcada, iyadoo Imaamku khudbaynaayo, Laqwi baad la timid".
02
Explanation
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu cadeeyey inay ka mid tahay aadaabta waajibka ku ah dadka Salaada Jumcada u yimid: inay dhagaystaan khadiibka dhagaystaan, si loogu tadaburo waanada iyo wacdiga, Qofka hadla wax yarba ha ahaatee isagoo Imaamkuna khudbaynaayo, ee ku dhaha cid kale: "Aamus ama dhagaysoS midkaasi wuxuu waayey fadligii salaadaJumcada.
03
Benefits
Waa xaaraan hadalku marka khudbada jumcadu socoto, xataa qofka wax xumaana ha u reebee ama salaan haka qaado mid kale ama mid handhisay ha u duceeyee.
Arinkaa waxaa laga reebayaa qofka Imaamka la hadlayaa ama Imaamku la hadlaayo.
Labada khudbadood inta u dhaxaysa waa la ogol yahay hadalka haday baahi keento.
Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee hadii la xuso Imaamkuna khudbada ku jiro hoos baad ugu salliyi Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee sidaasoo kale aamiinta ducadana hoosbaa loo dhihin.

Attribution
[Xadiis la isku waafaqay]
Categories
Share
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares