HadeethEnc · 1.19.0
Qofka Hub noo qaata nagama mid maaha
Available translations
Choose an available translation of this Hadeeth
01
Hadeeth text
Abii Muusa Alashcari Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey, in Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee uu yiri: "Qofka Hub noo qaata nagama mid maaha".
02
Explanation
Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu ka digay in Muslimiinta Hub loo qaato, si loo bajiyo ama loo boobo, Qofka xaq daro sidaa u sameeya wuxuu ku kacay dambi weyn iyo danbi ka mida Kabaa`irta waaweyn, wuxuuna mudan yahay goodigaas adag.
03
Benefits
Waxaa aad looga digay in Qofka Muslim ku Walaalihiisa Muslimiinta ah la dagaalo.
Munkarka iyo fasahaadka ugu weyn Dhulka korkiisa waxaa ka mida in Muslimiinta Hub looqaato, iyo in Dhulka dil lagu fasaadiyo.
Goodiga adag ee la soo sheegay makhuseeyo dagaalka xaqa ah, sida la dagaalanka kuwa Sharciga jabiya, iyo Mufsidiinta, iyo qayrkood.
Waa xaaraan in Muslimiinta lagu cabsi geliyo Hub iyo wixii la mida kaftan ahaanba ha ahaatee.

Attribution
[Xadiis la isku waafaqay]
Categories
Share
Share hadeeth
Sharing options · 0 Total shares