Waxa uuna ku sheegay masaa’isha u muhiimsan ee ku saabsan soonka waajibka ah iyo ka sunnaha ahba. Qeexitaanka Soonka. Goorta soonka la kahdo. Xilliga uu xaaraanta yahay? Iyadoo (hal boodhad) lagu soo aruurinayo (xusayo) axkaamta u muhiimsan ee ku saabsan Soonka.

لوحة الصيام
اللغة الصومالية .