Sifada Waysada iyo gabagabaysiga iyo maydhashada lawxo lagu sawiray oo ku xardhan Luuqadda Carabida.
Waxa Diyaariyay Sh Dr:- Haysam Sarxaan.
Waxa ku dhex jira in kooban oo ka mida sifada iyo qaabka waysada iyo gabagabaysiga iyo maydhashadii nabiga iyadoo ay la socdaan sawiro cadeeynaya.
صفة الوضوء والتيمم والغسل:لوحة مصورة باللغة ال ، من إعداد فضيلة الشيخ الدكتور هيثم سرحان، فيها ملخص صفة وضوء وتيمم وغسل النبي صلى الله عليه وسلم مع الصور التوضيحية.