Free DownloadSakada Fidriga
زكاة الفطر Waa qoraal waxbarasho oo ku qoran afka Soomaaliga, kana mid ah agabka lagu baranayo axkaamta Islaamka ee laga diyaariyey waxbarashada Sheekh Dr. Haysam Sarxaan. Waxa uu sharxayaa Sakada Fidriga, xukunkeeda, xikmadda loo jideeyey, cidda ay ku waajibto, waqtiga la bixiyo, inta laga bixinayo iyo dadka xaqa u leh inay qaataan. Waxa uu ka…


