17/7/2024 Maalinka Salaasada waa maalinka Caashuuraa.

‏⁧ #الثلاثاء يوم ⁧ #عاشوراء⁩ من شهر المحرم

‏16/7/2024
‏⁧
#فضله⁩:
يكفر السنة الماضية
كما ثبت في صحيح مسلم
‏السُنة أن يُصام مع التاسع
15/7/2024

‏او الحادي عشر
17/7/2024

Maalinka Salaasada waa maalinka Caashuuraa.

#Fadligeeda

Waxa lagu dhaafaa sanadkii tagay sida ku sugan saxiixu muslim

Waxa sunnaa in la soomo maalinka sagaalaad.

15/7/2024
Ama maalinka 11aad

17/7/2024

Somali language